Map of the World

Map of the World
Our World

Monday, August 29, 2011

Eid Mubarak...Ciid Wanaagsan

EID_MUBARAKImage by v i p e z via Flickr

1. Alla maanta ayaanta, iyo iidda wanaagsan,
Ilaaheen nasiiyay, isagaa ku abaal leh
Way ahaataye manta, si wanaagsan u iida x 2
2. Calankeena iftiimay, xiddigtaa ku astaysan
Ilaaheen nasiiyay, asagaa ku abaal leh
Way ahaataye maanta, si wanaagsan u iida x 2
3. Ardey-deena iskuulka, odayaal talinaaya
Ilaaheen nasiiyay, asagaa ku abaal leh
Way ahaataye maanta, si wanaagsan u iida x 2
Enhanced by Zemanta

No comments:

Somalia's Beauty of the Past

  Somalia is a Horn of Africa nation bordering Ethiopia, Djibouti, Kenya and the Red Sea and the Indian Ocean and endowed with assortments o...