Wadaad baa beri wuxuu raacay diyaarad. Wakhtigii
salaada markii la gaadhay ayuu galay musqusha sifa uu u weyso qaato. Maadaama
musqulaha diyaadaha ay yaryar yihiin, dantu waxay ku qasabtay in uu albaabka
musqusha furo sifa uu cagaha u saarto saxanka wejiga lagu dhaqdo ee loo yaqaan
'sink'-iga. Gabadh ka dhex shaqeyneysay diyaaradda ayaa soo agmartay oo aragtay
ficilka wadaadka waxayna u sheegaty in uusan cagaha saarin saxanka maadaama ay
cagahiisa wasakh yihiin. Wadaadkii ayaa wuxuu gabadhii weydiiyay: "Imisaa
jeer ayaad wejigaaga dhaqdaa maalin walba?" Waxay ugu jawaabtay, "Hal
ama labo jeer". Wadaadkii wuxuu hadalkiisa kusoo gunaanaday oo uu ku yidhi
gabadhii, "Maalin walba waxaan cagahayga dhaqaa shan jeer".
"Sidaasi awgeed, cagahayga ayaa ka nadiifsan wejigaaga".
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته This Blog is Dedicated to the Preservation of Peace, Dignity, and Human Rights and the Dissemination of Knowledge.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Battles of the Past
Introduction First and foremost, I would like to inform our ardent reader that I started writing this book on the 23rd of August, 2024. The...
-
Nin Insi ahaa ayaa wuxuu qabay labo haween ah oo mid ay aheyd Insi, ta kalena, Jinni. Haweeneeyda Inisiga ah waxay u dhashay saddex wiil, ...
-
Qaad or Chat (pronounced cot), scientifically known as catha Edulis, is an evergreen perennial plant popular in East Africa and some parts...
-
The characteristics of a modern organization are multi-faceted and multi-tasked. Having strong and clearly expressed values for any organiza...
No comments:
Post a Comment