Friday, March 17, 2017

AFKAAGA EDEB U YEEL

Labo gabdhood oo Soomaali ah ayaa waxay raaceen gaari caasi ah. Wax yar kadib, wuxuu gaarigii socdaba, rakaab kale ayaa loo joojiyay waxaana soo galay nin madow, aad u dheer oo madax weynaa.
Soomaali af kama aammustee, gabdhihii mid kamid ah ayaa intey is celin weyday tiri, "na heedhe, ninku madax weynaa."
Ninkii oo ku hadlaya af Soomaali fasiix ah u jawaabay gabadhii afka dheereyd. Wuxuu ku yiri, "ina adeer isku xishoow afka waa lagaa badshaaye."
Gabdhihii waxaa ka soo haray yaab iyo ammakaag. Xariifka wuxuu yaraantiisi ku koray Xerada Qaxootiga Kakuma, Kiiniya.
Dhacdadan waxay ka dhacday dalka Yemen.

No comments:

Battles of the Past

Introduction First and foremost, I would like to inform our ardent reader that I started writing this book on the 23rd of August, 2024. The...