Map of the World

Map of the World
Our World

Monday, October 3, 2011

Sirmaqabe by Sahra Axmed Jaamac

Sirma qabee Raxmaankow
Adigaa u sahan’e
waxba maan sameynine,

Gardaradu ma socotee
Sareediyo Samir iyo lugooyaan
kala saari waayo
sidey noqonba mooyee,

Haddey samadu furan tahay
Suuradaha QURAANKIYOO,

Salligaan u dirayaa
Inay kaan sugaayay
Sidaan ahay u sheegaan,

Nafta lalama socon karoo
Hadii caashaq saanyaal
seefaha la gaaree

Sahwiyo Daraaddii
sakalliyo saaci iyo abaar baan
kala saari waayoo
sanqadh bay igu oodaane,

Haddeey samadu furan tahay
Suuradaha Quraankiyo,

Saligaan u dirayaa
Inaay kaan sugaayay
Sidaan ahay u sheegaan

No comments:

My Contribution to Chapter Book in French Edition

  LES AUTEURS Assamala AMOI - Odome ANGONE - Aïssata BA - Kadiatou BALDÉ - Bénédicte BIDJECK SONG - Koumanthio Zeinab DIALLO - Ann EL SAFI -...